Video:-Maxay kawada hadleen Rooble iyo Cabdi-xaashi?

Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Sen.Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu caawa hoygiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble.

Ra’iisul Wasaaraha JFS wuxuu Guddoomiyaha ugu hambalyeeyay dib u doorashadiisa iyo munaasabadda Ciidul Fidriga.

Guddoomiyaha iyo Ra’iisul Wasaaruhu waxay ka wada hadleen dhammeystirka doorashada iyo u diyaar-garowga doorashada madaxweynaha JFS ka dib doorashadii guddoonka Labada Aqal ee BFS ee soo idlaatay.

Halkan ka daawo muuqaalka