VIDEO: Sidee looga Ciiday maanta magaalada Gaalkacyo ?

Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga Puntland, Mudane Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan, ayaa kala qeybgalay Shacabka magaalada Gaalkacyo munaasabad Salaada Ciidul-Fidriga oo maanta lagu oogay garoonka kubadda cagta Cawaale ee Gaalkacyo. Kumanaan shacab ah ayaa ka qeybgalay tukashada Salaada Ciida.