VIDEO: Madaxweyne Karaash oo boqolaal shacab ah kula Ciiday Boosaaso

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa boqolaal kamid ah Shacabka caasimadda ganacsiga Puntland kala qeybgalay munaasabadda salaadda Ciidul-Fidriga, taas oo lagu oogay garoonka kubadda cagta Boosaaso.