Maxaa ka jira in Farmaajo dib udalbaday dhalashadii Maraykanka?

Farmaajo,waxuu hor dhigtay Safiirka Maraykanka in Dhalashadiisii Maraykanka dib loogu soo celiyo.

Qoyskayga iyo ehelkayga,ayaa ku noolaa mudo ku dhow 30-sano ah oo aan jeclahay in aan la midoobo,ayuu Farmaajo ku dooday.

Safiirka,waxuu usheegay in uu gudbin doono dalabkiisa.

Taariikhda Nin,waxaa jiray Lixdanaadkii ra’isalwasaare ka noqday dal ka mid ah caalamka oo iska celiyay dhalashada Maraykanka markii uu xukunka ka degayna dib udalbaday,balse loo diiday.

Jibril Qoobey