Saacad hakad la galiyay fadhiga Baarlamaanka

Gudiga doorashada Madaxweynaha Fadaraalka Somaliya,waxaa laga dhigay 16-xubnood oo ka kala imaanaya…

6-Xubnood oo Aqalka sare

10-Xubnood Golaha Shacabka ah.

1-Xubin oo Gudoonku magacaabayo.

Awood qeybsiga 4.5,ayaa lagu qaybinayaa.

Hal saac,ayaa la siiyay Xildhibaanada si ay iskaga soo xulaan 20-kaas Xubnood.

Saacad kadib fadhiga Baarlamaanka waa sii soconayaa.