Video:-Sideed ka mid ah Gudiga Doorashada Madaxweynaha Ee Golaha shacabka oo la shaaciyay

Aadan Madoobe oo shir Guddoomiyay kulanka Guud ee Golaha ayaa magacaabay 8-deed ka mid ah Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya oo ka kooban 11-xubnood ay Magacyadooda kala yihiin.

Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed
Xildhibaan Cali Xaaji Daahir
Xildhibaan Nuur Mustaf mukhtaar
Xildhibaan Maxamed Axmed Beerey
Xildhibaan Maxamed Ibrahim Mucalimuu
Xildhibaan Maxamed Caananuug
Xildhibaan Cumar Yuusuf
Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.

Gudoomiyaha,ayaa sheegay in Sedaxda xubnood ee dhiman saacadaha soo socda lagu soo dari doono.

Halkan ka daawo muuqaalka