Dab ka kacay Madaxtooyada Bosaso

Madaxtooyada Bosaso Qaybteeda Shirarka,ayaa gubatay.

Dabkan ma’ahan mid Qarax ama weerar sababay ee waa mid caadiya.

Madaxweyne xigeenkii,ayaa loola cararay Taliska Ciidamada uu xurumo Aamin Xaaji Khayr.