Habraaca iyo shuruudaha Doorashada Madaxweynaha oo la shaaciyay

Habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha JFS.

Halkan ka akhriso:-

Sida ku cad Dastuurka KMG ah Murashax kasta waxaa waajib ku ah in uu soo buuxiyo Foomka hoos ku lifaaqan, ugu yaraan labaatan (20) Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah ama tirada guud ee Sanatarada laga soo doorto hal Dowlad Goboleed ee ka mid ah Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Goobta diiwaan gelinta Murashaxiinta Madaxweynaha JFS iyo Koontada lagu shubayo lacagta diiwaan gelinta

Halkan ka akhriso:-