Deni iyo Dhoobo oo ugu danbayn heshiiyay

“Waxaa caawa booqasho noogu yimi Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed Dhooba-daareed, waxaan iska wareysanay guud ahaan xaaladda dalka. waxaan uga mahadcelinaya kulanka iyo wakhtiga aan wada qaadanay”Ayaa lagu yiri qoraal lasoo dhigay Page-ka Madaxweyne Deni.