Xaaskii Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo geeriyootay

Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo Xaawo Cirid Yaanbo Xaaskii Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo geeriyootay.

Ma jirto farah-faahin dheer ah oo laga bixiyay geerida iyo aaska marwo Xaawo Cali Samatar.

Madaxweynihii hore ee Somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweynihii hore Shariif Shiikh Axmed, Ra’isul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, iyo masuuliyiin kale ayaa tacsi ka diray geerida Marwo Xaawo Samatar.

Xaawo Dalkan iyo Dadkan,waxay ku leedahay taariikh adag oo lama ilaawaan ah,waxayna door muuqda ku lahayd halgankii Dowladnimada.

Guud ahaan Umadda Somaliyed,ayaan uga Tacsiyaynaynaa hadaan nahay Bahda Idil News.