Saadaasha Xildhibaanada iyo Seneterada Codadkooda Deni Caawa heli karo

155-165-Cod waa ugu sareyn Caawa Codadka Deni haysto wareega 1-aad.

110-Cod waa ugu hoosayn Caawa Codadka Deni haysto wareega 1-aad.

Habar-gidir oo wada 30-Xildhibaan iyo Cabdiraxmaan waa uyimaadeen.

Xawaadle oo uu horay garab uu uga siiyay Aqalka-sare haatana Wasiirkooda muhiimka ah utaagan waa usoo xaroodeen.

Abgaal oo kula tartamaya Ra’isalwasaare Habar-gidir waa ufadhiyaan.

Dir oo rabta ra’isalwasaare xigeen iyo Wasiirka Maaliyada waa uyimaadeen.

Raxanweyn Wasiiro muhiim ah ku gorgortamaysa,waxay soo fuuleen Aadan Madoobe.

Jubaland”

51-ka Xubnood ee Jubaland waxaa shaki ku jiraa 8-Xubnood oo waliba Afar la qaban karo.

Puntland”

16-kii Majeerteen 3-Xubnood,ayaa shaki ku jiraa kala ah..

1.Faroole oo Wiilkiisa wax la raadinaya.

2.Cali Xoosh oo Khayre agfadhiya.

3.Sareedo

Leelkase”

Lixda Xubnood ee Leelkase Sanadkan,waxay muujiyeen qiyam,waana la loodin waayay oo waa Deni garabkiisa.

Awrtable”

Xubnaha Beesha Awartable Gabar ay ehel dhow yihiin Maxamuud Shido,ayaa calaamad su’aal saaran tahay.

Dhulbahante”

11-ka Xubnood ee Beesha Dhulbahante oo mar kala bar buuq galay haatan 10-ka mid ah waa gacanta Deni halka harayna waa Wasiirka oo awalba Karaash dartii loosoo celiyay.

Warsangeli”

Xubnaha Beesha Warsangeli buuq iyo shaki kama jiro.

Guud ahaan Xildhibaanada Beelaha kale ee reer Puntland baqdin kama jirto.

Khudbadii Deni kadib,waxuu noqday Musharaxa ugu horeeya oo garab walba ay siinayaan kaalinta koobaad.

Jibril Qoobey.