Dhaqaalaha ay bixiyeen Musharaxiinta oo aan Deni ku jirin

Farmaajo 80-kun oo balanqaad kaliya ah oo aan Cash ahayn,ayuu 80-Xildhibaan usameeyay.

Xasan Sh.50-kun,ayuu uqaybiyay 43-Xildhibaan.

Sh.Shariif 30-Kun,ayuu uqaybiyay tiro Xildhibaano ah.

Khayre 50-kun,ayuu uqaybiyay Koox Xildhibaano ah.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur 30-kun,ayuu bixiyay.

Jibril Qoobey.