Halkee ku danbeeyeen Afartii Xildhibaan ee reer Puntland ka leexday?

Faroole waa codaynayaa si rasmi ah ugu danbayn.

Sareedo Wareega 2-aad iyo 3-aad ayay balan qaaday.

Bidhaan si gaar ah,ayuu Madaxweynaha usoo raadiyay.

Cali Xoosh wareega 2-aad iyo 3-aad waa gacanta Deni.

Afartaas waa Afartii ka dibooday 49-kii Xildhibaan ee reer Puntland.

Saadaashu waa Guul.

Jibril Qoobey.