Qormo:-Tusaale iyo fariin ku socota Daaroodka aan MJ iyo OG ahayn !!

Majeerteen isku dhererintiis Daarood dhexdiis,waa la eeday…

1.Siyaad Barre,ayaa eeday.

2.Axmed Cumar Jees,ayaa eeday.

3.Barre Hiiraale,ayaa eeday.

4.Cali Khaliif,ayaa eeday.

5.Farmaajo,ayaa eeday.

Kaalmaysiga iyo ehel ka dhigashada Majeerteen!!

Madaxweyne Axmed Madoobe,ayaa kaaga filan tusaale nool oo wax lagu qaato.

Boqortooyo aan dhicin oo la nool Madaxweynihii Afraad ee Dalka talisana rubuc qarni,ayuu ku haystaa soo dhawaysashada Majeerteen.

Dharbaaxada ku dhacday Farmaajo waa fariintii ugu danbaysay ee ku socota Daaroodka isku dayaya in ay Majeerteen isku dhereriyayaan.

Tanade waa soo hanuunay oo waa talo qaatay gadaal buuna udegay Farmaajo dhamaadkiisii.

Si gaar ah Dhulbahante,waxaan udirayaa fariin aan ku leeyahay dib udega waaqiciga soo raaca idinkuma mashquulsana Majeerteen oo gacaltooyo,ayuu idin hayaa cida kaliya ee idinla furdaamin karta xaaladaha adag ee aad ku jirtaana waa Majeerteen.

Iska ilow isku dhererinta Majeerteen !!!

Jibril Qoobey.