Video:-Rooble iyo Xasan Shiikh oo kulmay doorashadii kadib

Ra’iisul Waaaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble ayaa caawa booqasho hambalyo iyo salaan ah ugu tagay madaxweynaha JFS Xasan Sheikh Maxamuud isagoo u rajeeyay in uu Eebbe ku guuleeyo xilka Qaran ee loo doortay.

Halkan ka daawo muuqaalka