Dib oo Doorashada Xasan Shiikh waxay dhiirigelisay Dimuqraadiyada Geeska Afrika

Dib udoorashada Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud waxay dhhiri gelisay Dimuqraadiyada Geeska Afrika.

Durba,waxaa hamigalay isbadal doonka Itoobiya iyo Eretereya.

Sida laga soo xigtay 3-Diblomaasi oo sar-sare Tigreegu waxay qorshaynayaan in ay weeraraan Caasimada Eretereya ee Asmara,iyagoo kaaashanaya xoogag isbadal doon ah oo reer Eretereya ah.

Sidoo kale Itoobiya,waxaa kor ukacay hamiga isbadal doonka Dimuqraadiyadeed,waxaana saakay Adis looga sheekaysanayaa waa awoodnaa in aan samayno sida Somaliya samaysay.

Somaliya guusha ugu weyn ee ay gaartay 50-sano kadib,waa in doorasho dhacdo masuulkii kusoo baxana lala shaqeeyo.

F&F guushaas ayay damceen in ay fashiyaan oo burburiyaan,waase laga diiday.

Somaliya Dimuqraadiya,Fadaraal ah oo Nooluhu karaamo ku leeyahay waa hamigeena.

Jibril Qoobey.