Hagaajinta xiriirka Imaaraadka waa umuhiim Somaliya

Waa muhiim hagaajinta xiriirka Dowlada Imaaraadka Carabta iyo Dowlada Somaliya ee ku xumaaday u adeegida danaha sirdoonka Qatar.

Imaaraadku waa Dowlad muhiim u ah Somaliya marka laga eego dhinacyo badan.

Madaxweyne Xasan in uu la kulmo Safiirkiooda waa loo baahnaa waliba xiligan ay ku jiraan Tacsi Qaran.

Sidoo kale,waxaa tixgelin mudan in booqashadiisa ugu horaysa Madaxweyne Xasan ee uu dibada ugu bixi doono ku tago Wadankaas.

Imaaraadku waxay ka caawin karaan Somaliya arimo badan oo ay ugu horayso kabida Miisaaniyada iyo Mashaariic horumarineed oo aan ku xirnayd adeeg Mukhaabaraad.

Jibril Qoobey.