Video:-Madaxweyne Xasan Shiikh oo bixiyay Waraysi muhiim ah

Madaxweyne Xassan Sh.
Moxamuud,ayaa sheegay in 100-ka maalmood ee ugu horreeya uu doonayo in uu diiradda saaro..

  1. Amniga.
    2.Xasilloonida siyaasadda
    3.Soo kabashada dhaqaalaha.
    4.Dejibta qaab-dhismeedka sharci ee lagu gaarayo ujeedooyinkaas
    5.Dhammaystirka deyn-cafinta.

Halkan ka daawo muuqaalka