Video:-Maalin kadib Farmaajo oo banaynaya Villa Somaliya

Maalinka isniinta ah ayay Villa-da barakaysan kusoo laabanaysaa gacan aamin ah oo masuuliyadeed.

Waxaa soo afjarmaya 4-sano oo sharciyad haysatay iyo Sanad sharcidaro aan diiwaangashanayn oo ay ku jirtay gacan aan aamin ahayn oo ay kasoo fulayeen amaro lagu waxyeeleeyay Dalka iyo Dadka.

Madaxweyne adag uma baahnin,Dowlad adag uma baahnin,waxaanse ubaahanahay Xeer adag oo xakameeya Muwaadin iyo masuulba.

Somaliya Dimuqraadiya,Fadaraal ah oo iskaraamaysa waa hamiga iyo yoolka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka