Video:-Sidee udhacday xilwareejinta xilka Madaxweynanimo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka Madaxweynaha JFS kaga la wareegay Madaxweynihii 9-aad ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka