Video:-Miisaaniyada 2022 iyo Agaasimaha Nisa oo lagu ansixiyay Shirka Golaha Wasiirada Fadaraalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo lagu ansixiyey miisaaniyadda sanadkan 2022-ka iyo Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Halkan ka daawo muuqaalka