Sawiradii ugu danbeeyay Ee dhismaha Dekeda Garacad

Dekeda Garacad waxay udiyaargarowday xarig ka jarid Bisha 7-aad ee Nagu soo aadan.

Puntland,Somaliya iyo Geeska Afrika,waxay si rasmi ah uyeelanayaan mid ka mid ah kuwa ugu sareeya Dekedaha Qarnigan la dhisay.

Si gaar ah Puntland,waxaa kusoo kordhay Il dhaqaale oo abuuraysa Shaqo abuur,sare ukac dhaqaale iyo Miisaaniyada Xukuumada oo laba jibaaranta.

Waxaa la saadaalinayaa in Dowlada oo kaliya ay bishii uga soo xarooto hawlgalka Garacad 4-6 Milyan oo dolar sanadaha ugu horeeya,iyadoo marba marka ka danbaysa ay sii kordhayso.

Garacad waa guushii labaad oo ay Qarnigan reer Puntland kusoo kordhiyeen Geeska Afrika marka laga soo tago nidaamka Fadaraalka.

Jibril Qoobey.