Video:-Madaxweyne Xasan oo markale sheegay in aan la ilaawi doonin waxii dhacay xiligii Farmaajo

“Dadka Soomaaliyeed qofkii ay doorteen un baa hoggaamin kara,umadda Soomaaliyeed hanagu taageerto 2026-ka inaan Teendhadii loo noqon,Wixii dhacay lama illoobi karo laakiin waa la iska cafinkaraa”Ayuu yiri Md.Xasan.

Halkan ka daawo muuqaalka