In ku dhow 20-kun oo Arday oo reer Puntland,ayaa ufariistay Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalada 8-aad iyo 12-aad.
136-Goobood oo ay ilaalinayaan 926-Kormeere,ayay ku galayaan Imtixaanka Ardayda reer Puntland.
Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland,ayaa daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah.
Halkan ka daawo muuqaalka




