Muxuu ubaaqday kulankii Baarlamaanka Fadaraalka?

Kulankii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ee saakay loo balansanaa,ayaa ubaaqday Xildhibaanada oo soo xaadiri waayay Fadhiga Golaha.

Xildhibaanad Seynab Caamir oo ka mid ah Golaha Shacabka Fadaraalka,ayaa ka hadashay baaqashada kulanka Baarlamaanka,waxayna fariin udirtay Xildhibaanada…

“Xildhibaanada Weftiga Safarada u raacay Dantiina ma ahan,waana nasiib daro in maanta aad ka maqan tihiin howlihiinii la idiin soo doortay .”Ayay tiri Xil.Seynab.