Video:-Madaxweyne Xasan oo ka hadlay Baydhabo oo ku baaqay iscafin guud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo munaasabad soo dhoweyn ah loogu sameeyey Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa bulshada Koonfur Galbeed iyo guud ahaan shacabka Somaliyed ku adkeeyey muhiimadda dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo in loo istaago gurmadka dadka Somaliyed ee abaarahu ay dhibaateeyeen.

Halkan ka daawo muuqaalka