Ra’isalwasaaraha Uk oo Codka kalsoonida loo qaadayo

Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson,ayaa codka kalsoonida ay u qaadayaan xubnaha Xisbigiisa talada haya ee muxaafidka ah Codkooda.

Cod uqaadistan,waxaa sababay markii bilihii u dambeeyey ay soo baxeen fadeexado la xiriira xayiraadihii loo soo rogay xanuunka Covid-19 darteed oo lagu eedeeyey in isaga iyo shaqaalaihiisu ay jebiyeen.

Johnson,ayaa xilka wayn kara haddii codkan looga guulaysto.