Udhaq-dhaqaaqaha Oromada Jawar oo ka dayriyay xaalka Itoobiya

JAWHAR OO XAALKA ITOOBIYA KA DAYRIYAY.

Jawhar Mohamed, oo dalka dibadiisa u baxay, kulana la qaatay qurba joogta Oromada ayaa ka dayriyay xaalka Itoobiya.

Jawhar, wuxuu sheegay in isbadalka dalku wadadii seeggay keddib markii ay talladii isku kooben koox-yar.Wuxuuna xusay in dagaalkii dalka ka curtay uu keenay in dhaqaallihii dalku bur-buro.

Jawhar,ayaa tilmaamay in maal-gashigii dibadu dalka iskaga baxay,halka dhaqaallihii mashaaricda lagu fulin lahaa loo adeegsaday dagaalka,arrintaas oo keentay in kaabayashi dhaqaalle iyo addeegii istaagan.

Jawhar,wuxuu cabsi ka muujiyay in ehelada Itoobiya ku suggan aan lays arki doonin hadii ay hawshan siddan kusii socoto.Jawhar,ayaa soo jeediyay in dhinacyada hardamaya ay wada hadlaan si caqabadahan looga gudbo.

“Xili aan ka murrugo iyo cabsi badanahay ima soo marin”; ayuu yidhi Jawhar.


VOSS TV