Ra’isalwasaaraha Uk oo ka badbaaday Codka kalsoonida

Ra’iisul wasaaraha Britain Boris Johnson Boris Johnson,ayaa ku guuleystay taageerada aqlabiyadda xildhibaanada Xisbiga Conservative-ka ee Britain

Ra’iisul wasaaraha,ayaa boqolkiiba 59 ku guulesyatay codadka, Boris Johnson waxa uu sii ahaan doona hogaamiyaha Xisbiga Conservative-ka iyo ra’iisal wasaaraha.

Xeerka hadda jira,ayaa dhigaya in xildhibaannada xisbiga aanay cod kale u qaadi karin muddo sanad ah.

Dhamaan Codadka 211-Xildhibaan,ayaa sheegay inay kalsooni ku qaban hogaanka Boris johnson halka 148-Xildhibaan ay codkooda ku sheegen inay kalsooni ku qabin Ra’iisul wasaaraha.