Shil Baabuur oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Burtinle ka dhacay

Shil Baabuur oo sababey 2-Qof oo dhimasha ah iyo 4-kale oo dhaawac culus ah,ayaa ka dhacey Laamiga isku xira Burtinle iyo Xarfo.

Gaari oo ay saarnaayeen Dad isku Qoys ah,ayaa Rogmoday.

Bahda caafimaadka Gobalka Mudug,ayaa gurmad deg-deg ah ku gaaray goobta Shilku ka dhacay.