Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Muqdisho

Muqdisho: 08 June 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminayo,ayaa Galabta siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalaya Caleemasaarka Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo Berrito ka dhacaya Muqdisho.