Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray Garoonka Aadan-cade Posted By: Idil News Staff June 9, 2022 Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo xafladda caleemosaarka Maxadweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud. Share this:TwitterFacebook