Ra’isalwasaare Abiy iyo wefti uu hogaaminayo oo kasoo qaybgalay Caleema saarka

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseyn Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed oo ka mid ah madaxda caalamka ee dalka u yimid ka qeyb galka xafladda caleemosaarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta dhaceysa.