Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka aha Fadaraalka,ayaa shirkan uga wada xaajoonaya….
1.Dhammeystirka dastuurka,
- Xoojinta nidaamka federaalka
3.Adkeynta amniga dalka,
4.Dhisidda Garsoor sal adag leh, - Xal u helidda arrimaha abaaraha.
6.Diyaarinta hannaanka doorashooyinka dalka.
Shirkan,waxuu socon doonaa Laba maalmood,waxuuna toos uga furmay Villa Somaliya gudaheeda.
Jibril Qoobey.


