Jig-jiga:-Qiimaha lagu raaco Bajaajta oo la jaangooyay

Xafiiska Ganacsiga iyo Gaadiidka maamulka magalada Jigjiga ayaa jaangooyay qiimaha lagu raaco Baajajta Force -da ee ka dhex shaqaysa Caasimada Deegaanka ee magalada Jigjiga.

Jibriga iyo dulqabow oo 15 birr lagu tagi jirey ayaa Xafiisku u jaangooyay 7.10 birr, halka Araarso iyo Waraaba salaan loo jaangooyay 1.70 birr. Hoos ka fiiri waraaqada.

qiimahani ma dhaqan gali doonaa…?

Halkan ka akhriso:-


Voss Tv.