Mudaahaaraadyo looga soo horjeedo Sharciyada Hubka oo ka socda Maraykanka

A judge’s gown and gavel with sound block on deep, rich colored wooden desktop and American flag

Maraykanka,waxaa ka socda mudaharaadyo ballaaran kuwaas oo lagu doonayo in cadaadis lagu saaro kongeresska in uu adkeeyo sharciyada Hubka u fasaxaya shacabka.

Magaalooyinka ay ka dhacayaan banaan baxyadu waxaa ka mid ah caasimadda Washington, New York, Los Angeles iyo Chicago.

Dibadbaxyadan,ayaa ku soo beegmaya xilli muddooyiinkii u dambeeyay ay toogashooyiin ay dad ku dhinteen ay ka dhaceen dalkaasi Mareykanka.