Jen.Indho-yare oo ka hor yimid Shirka Ceeri-gaabo

Jen.Indha-yare oo soo noqday taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Puntland ayaa isagoo ku sugan Magaalada Badhan ayaa ka hor yimi Shirka Ka socday Magaalada Ceerigaabo oo uu gunaanadkiisa i yimi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

“Shirka Ceerigaabo lagu haayo waa shir Siyaasadeesan, Suldaankuna waxaa ku ogeen inuu reerkiisa Ceerigaabo degan uu adey isagoo shir dhex fadhiya ban arkay aad ban ula yaabay..”

Gen Indha-yare oo hadalka si wataa ayaa yiri “Doonimayno dabadhilif in la soo kaxeysto, donimayno in dhulkayaga lagu gorgortamo yeelinaymo In Nuux Taani dhaho laamigaan tegaynaa..”