Rooble oo Gudi umagacaabay qabanqaabada maalmaha Xoriyada Posted By: Idil News Staff June 13, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa Guddi ka kooban 16-xubnood u magacaabay qabanqaabada xuska sanad-guurada 62-aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo. Halkan ka akhriso:- Share this:TwitterFacebook