Toogasho ka dhacday Bosaso oo sababtay dhimasho iyo dhaawac Posted By: Idil News Staff June 13, 2022 Hal Qof,ayaa dhintay mid kalana waa dhawaacmay toogasho ka dhacday Bosaso. Ciidamada Amaanka ayaa Tegay goobta wax ka dhaceen oo aan ka fogayn . Goobta Toogashadu ka dhacday,ayaa udhow shirkada Somtel Boosaaso. la soco wararkayaga danbe. Share this:TwitterFacebook