Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe Posted By: Idil News Staff June 14, 2022 Garoowe: 14 June 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminayo oo kasoo laabtay ka qeybgalka Caleemasaarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa galabta lagu soo dhooweeyay Garoowe. Share this:TwitterFacebook