Magacaabistii Xamse Ee ra’isalwasaaraha oo qarka usaaran in ay dhicisowdo

Warqada Magacaabista Xamse way qornayd galabta 5-tii Galabnimo,balse waxaa culays ka yimid Siyaasiyiin iyo Ganacsato Hawiye ah oo Warqadii daraf ku dhagay.

Uyeeridii Xamse caawa ee la filayay in ay noqoto shaacinta magacaabistiisa ma suuroobin oo kulan 2-saac qaatay oo dhexmaray isaga iyo Madaxweyne Xasan dib,ayaa Hotelkiisii loogu soo ceshay.

Ragaasi waxay taagan yihiin Kursiga ra’isalwasaaraha waxaa leh Puntland ee hasii dayn Warqada magacaabista.

Ilaa iyo hada Xasan Warqadii,ayaa hortaala oo Darafna uu haysto Deni oo leh sii daah iyo daraf kale oo ay haystaan Siyaasiyiintaas iyo Ganacsatadaas Hawiye oo leh ka joog.

Xasan garabkuu raaco,ayaan sugaynaa.

Jibril Qoobey.