Maxaa udanbeeyay magacaabistii ra’isalwasaaraha?

Madaxweyne Xasan saakay ayay kaga eg tahay 30-kii maalmood ee kusoo magacaabida ra’isalwasaaraha.

Xogo la helay waxay tilmaamayaan in Madaxweynuhu xataa Qaramada midoobey usheegay in uu shaacinayo ra’isalwasaaraha.

Waxaase la yaab leh,iyadoo uu miiska usaaran yahay Xamse in uu Qaramada midoobay la wadaago hadal ah,”Ra’isalwasaaraha,waxaan ka keenayaa Puntland”.

Ilaa iyo hada inta la og yahay Xasan,waxaa haysta cadaadis uusan dhaafi karin oo uga yimid Beeshiisa Siyaasi,Ganacsato iyo Odoyaal,kuwaasoo leh”Ra’isalwasaaraha Puntland baa leh ee hadalka Deni tuur”.

Jibril Qoobey.