Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Garoowe: 16, Juun, 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland

Kulanka,ayaa todobaadkan looga hadlay arimo ay ugu waa weyn yihiin..

1.Amniga,

2.Warbixinta Gobollada iyo Degmooyinka ee Mashruuca horumarinta degmooyinka ee JPLG.

3.Xaaladda Deegaanka.

4.Hirgelinta madasha horumarinta Puntland (PDF).

5.Saamaynta Abaartu ku yeelatay Dad iyo duunyoba.