Axmed Karaash oo Maanta ku hor ceeboobay Bulshada horteeda

Maanta Axmed Karaash,isagaa khaldamay oo ku hor kufay Masraxa.

Shirka dhacayay,waxaa Shir Gudoominayay Wasiirka Arimaha Gudaha sida nidaamku ahaa.

Balse Karaash,ayaa soo diray Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha oo soo faray Gudoomi Shirka.

Dhabancad,waxuu usheegay Wasiirka Shaqaalaha in ay shaqadiisa tahay oo Mashruuca JLPG Arimaha Gudaha hoos yimaado.

Kadib,waxaa Gaari soo qaatay Karaash oo toos uyimid meeshii Kulanku ka socday.

Waxii dhacay Karaash,ayaa sababay oo udhaqmay si hoose oo maqaam xumo ah baalmarsana sharciga.