Balanqaadkii bixinta Musharaadka Shaqaalaha Puntland oo fashilmay

Sabtidan laga soo gudbay ayay Wasaarada Maaliyada Puntland qabsatay in ay bixinayso Mushahaarka shaqaalaha.

Balse waxba kama fulin balanqaadkii Wasaarada Maaliyada.

Bishii 3-aad ayaysan Shaqaalaha Dowlada aysan qaadan Mushahaarkoodii.

Waxaa kaloo beenowday in qaybo ka mid ah la siiyay Mushahaarkoodii shaqaalaha Dowlada Puntland.

Jibril Qoobey.