Duqii Bosaso Ee la baafinayay oo kasoo muuqday Isbitaal Hooyadii ku xanuunsan tahay

Duqii Bosaso oo mudo la baafinayay ee la waayay meel uu jaan iyo cirib dhigay,ayaa Shalay soo dhigay bartiisa FC-ga Sawiro uu la jooga Hooyadii oo Xanuunsan rabi ha caafiyo Maamada.

Balse Duqa,ayaa loo haystaa Lacag lagala baxay khasnada Dowlada hoose oo fara badan.

Duqu waa kmg,waxaana la qorshaynayaa in la dhiso Golihii Deegaanka,isagoo isleh masoo laabanaysid in uu lunsaday Lacagta,ayay sheegayaan shaqaalaha Dowlada hoose.

Xoghayaha Dowlada hoose,ayaa nasoo gaarsiiyay Warqad Dacwad ah oo uu ka qoray Duqa maqan.

Halkan ka akhriso:-