Video:-M.xigeenka Puntland oo hor istaagay in W.Arimaha Gudaha kasoo qaybgalo…

Madaxweyne ku xigeenka Puntland,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka maamul baahinta Puntland (JPLG) oo heer wasiiro ah.

Waxaan Shirka kasoo qaybgalin Wasiirkii Arimaha Gudaha,iyadoo ay matalayeen Wasaarada Wasiir ku xigeen iyo Wasiiru-dowle.

Waa nasiibdaro hadii Madaxweyne xigeenkii aan la tusi karin oo uu diiday wada shaqaynta Wasiirka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka