Aqalka-sare Oo Gudi aysan Xubin ku lahayn Puntland Usaaray dib U Eegista Dastuurka

Aqalka-sare ma matalo Beelaha ee waxuu ku fadhiyaa Dowlad Goboleed qaybintiisa Gudiyadana lagu saleeyaa.

Puntland Gudigii dib u eegista Dastuurka Xubin kuma leh wax soconaya ma’ahan oo

Waxaase la yaab leh Seneteradii Puntland ku matalayay Aqalka-sare oo waliba uu ku jiro Ku xigeenkii Labaad in ay Goobta ansixinta fadhiyaan?

Cajiib !!!