Aqalka-sare oo Gudi ku matala dib U Eegista Dastuurka Ansixiyay

Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,ayaa ansaxiyay xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka, oo kala ah:-

  1. Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)
  2. Senator Iftiin Xasan Iimaan (Baasto)
  3. Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)
  4. Senator Saalax Axmed Jaamac
  5. Senator Xasan Xuseen Xaaji