Xamse oo looga fadhiyo in uu dib usoo celiyo xuquuqda awood qaybsiga Beesha Daarood

Ra’isalwasaare Xamse,waxaa looga fadhiyaa in uu soo cesho xuquuqda Awood qaybsiga Beesha Daarood ay ku leedahay Hay’adaha Dowlada ee la duudsiiyay Afartii sano ee Farmaajo iyo ka horba.

Hay’adaha madaxa banaan”

Hanti dhowraha guud (H.gidir)
Xisaabiyaha guud (Xawaadle)
Civil Aviation ka(Xawaadle)
Telecommunication(Murursade)
Hay’ada Petrolka(H.gidir)
Bangiga horumarinta(Abgaal)
Bangigaga dhexe/ ku xigeen.
Hay’ada socdaalka( H.gidir)
Hay’ada Qaxootiga Qaranka.
Rugta ganacsiga( Abgaal)
Garyaqaanka Guud ( Hawiye )

Shaqaalaha Dowlada ee mushaarka qaata 85% waa Beesha Hawiye.

Jibril Qoobey.